February 21, 2008
Nuur Aw Daahir Good iyo Dibaatadii ka Soo Gaadhay Duufaanadii ka Dhacay Awdal
.jpg)
Nuur Aw Daahir Good, oo ka mid ah Dadkii ay haleeleen Roobabkii Qabawga iyo Duufaanka watay ee ka Da’ay G/Awdal, oo uga waramay Radio Harowo dhibaatooyinkii ka soo gaadhay roobabkaasi. Guji Laba Jeer Flaadha Cas ee Midigta.
By Weriye Hashim Goth - Ka Daawo Hoos Sawirka Nuur Aw Daahir oo La Weynayey







