February 6, 2008

Deeqdii Beesha Goroyo Cawl

Maamulka Beesha Gorayacawl oo ugu Deeqday dadka ay Roobabku Dhibaatada Ka soo Gaadhay Boqol Kiish oo Galay iyo Hadhuudha, Maamulku wuxuu gudoonsiiyay Gudoomiyaha G/Deegaanka ee Boorama Mudane Cabdi Shide Bile.


Guji Laba Jeer Flaadha Cas ee Mididigta - By Hashim Goth - Ka Daawo Hoos Maayarka iyo Madaxda Reer Goroyo Cawl ee la Weynayey.

                                             Maayarka Waxa Hareera taagan Gudoomiyaha Gorayacawl Muuse Aw Cumar Cige iyo Sacdiya Maxamed Yuusuf oo ah Gudoomiyaha Haweenka G/Cawal.

 
Deeqda ay Reer Goroyo Cawl u Fidiyeen Dadka Dhibaataysan

 
Gudoomiyaha Gorayacawl Muuse Aw Cumar Cige

 
 Duqa iyo Xildhibaan Hoori iyo Xildhibaan Jimcaale

                         Gudoomiyaha haweenka Gorayacawl Sacdiya Maxamed Yuusuf.

Related Entries