February 3, 2008

Beesha Degaanka Camuud oo Deeq u Fidisay Dadkii ku Tabaaloobay Duufaanada

Deegaanka Beesha Camuud oo ka tirsan Degmada Boorama, ayaa maanta  ugu deeqday dadkii ay roobabku waxyeeleen 84 kiish oo Hadhuudh ah, kuna wareejay Duqa Degaanka Boorama, Cabdi Shide Bile.


Guji Laba Jeer Falaadha Cas ee Midigta - By Hashim Goth - Hoos Ka Daawo Sawirada Deeqda Beesha Camuud ay Bixisay.

                              Gudoomiyaha Beesha Camuud Maxamed Shide Faahiye

Related Entries