February 1, 2008
Madaweynaha JSL oo Fuliyey Balanqaadkii uu la Galay Jaaliyadda Sool, Sanaag, Cayn ee North America.
Anigoo ka lah ah Raage Garaad Abdiqani Garaad Jaamac, Caaqil Ahmed Ali Abokor Caaqil, Mubaraak Omar (Ina Bug BUgle), Caaqil Ali Jaamac, Caaqil Abdi Diriye Gaydhe, Caaqil Cabdullaahi Shariif Dhagacade, Waxaan si sharafi ku dheehan tahay uga mahadcelineynaa Madaxweynaha JSL Mudane Daahir Riyaale Kaahin Balantii uu nugu balan qaadey inuu sii daayo Dhalinyarada la soo jahawareeyey ee lagu qabtey dagaaladii ka dhacay Sool.
Waxaan ugu baaqeynaa dadka soo jeeda Gobollada SSC iney ogaadaan Inuu Madaxeynuhu og yahay muhiimada ey leeyihiin iyo mudaanta dadka reer SSC Dadka reer SSCayn waxaa looga fadhiyaa maanta iney xoojiyaan midnimada iyo la shaqeynta Dawladda Soomaaliland.
Maadsanidin
Kenadiid M. M. KHaawi
Jaaliyadda Sool-Sanaag-Cayn ee North America
Email: kservicemaster@aol.com






