January 29, 2008
Ururka Gargaar oo Deeq u Fidiyey Cisbitaalada Boorama
Ururka GARGAAR oo Deeq u soo diray Cusbataalka Guud ee magaalada Boorama iyo Cusbataalka Fistula ee Borama eedhismihiisu socdo. Halkan ka dhegayso Qalabkii oo ay kala gudoomayaan Iskuduwaha Caafimaadka Dr.C/laahi Yoonis iyo Dr.Ibraahim Siciid Qaws iyo Xildhibaan Axmed Yaasiin Sh. Cali Ayaanle
Guji Laba Jeer Falaadha Cas ee Midigta - By Hashim Goth - Ka Daawo Hoos Sawirada Deeqda La Gudoonsiinayo Cisbitaalada.







