January 28, 2008
Shir Jaraa’id oo ay Qabteen Mada Dhaqameedyo ka Hadalaya Duufaanadii ka Dhacay Awdal
Shir Jaraa’id: Xildhibaan ka tirsan Golaha Degaanka Degmada Saylac iyo Odayada lix tuulo oo ka tirsan Degmada Saylac oo ka waramaya dhibaatadii ka soo gaadhay Roobabkii duufaanka qabaw watay ee jiidaha Silsilada Buurmadaw iyo Xeebta Galbeedka Awdal ka da’ay Bishan 17 ilaa 20 keedii.
Guji Laba Jeer Falaadha Cas ee Midigta - By Hashim Goth - Hoos Ka Daawo Sawirka Odayaasha.






