January 24, 2008

Abwaan Jamaal Miicaad Alaale iyo Taariikhdii Abwaan Xasan Sh. Muumin

Harowo Radio waxa kale oo uu dhawaan idiin soo gudbin doonaa hadii Eebe idmo codkii Xasan Sh. Muumin oo ka waramaya heesaha caruurta, riwaayadii Shabeelnaagood, heesihii riwaayaddii Gaaraabildhaan iyo majaajiladeedii qaybo ka mid ah maalmaha soo socda.


Guji Laba Jeer Falaadha Cas ee Midigta - By Weriye Hashim Goth — Ka Daawo Hoos Sawirka Jamaal oo la Weynayey.

Related Entries