January 16, 2008
Kulankii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin iyo Jaaliyadaha Somaliland ee Waqooyiga America
Washington DC (Harowo) - Xaflada Heer Sare ah, oo la isku arkay, si fiicanna loo soo agaasimay, oo lagu qabtay huteel (Double Tree Hotel, Crystal Citiy - Virginia) ku yaal duleedka magaalada Washington, ayaa waxa caawa wacdaro ka dhigay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Daahir Rayaale Kaahin, Isaga oo halkaa ka jeediyey khubad dadweynihii dhegeysanayey ay aad iyo aad ugu riyaaqeen.
Munaasabaddan oo aan hadal iyo qoraal lagu dhaymayn karin, ayaa waxan garanay in sawirada oo kaliya laga arki karo wixii meeshaa ka dhacay.
.jpg)
.jpg)




Axmed Sheekh
Tifaftiraha Harowo.com
