December 31, 2007
Harowo Radio oo Waraysi la yeeshay Dr. Nimco X. Abubakr
.jpg)
.jpg)
Guji Laba Jeer Flaadha Cas ee Midigta
Weriye Hashim Goth, oo waraysanaya Dr. Nimco X. Abubakar oo ka hadalaysa qalab soo gaadhay Cisbitaalka Guud ee Boorama iyo xaalada caafimaad ee Gobolka Awdal. Hoos ka daawo sawirka Alaabta soo gaadhay cisbitaalka.







