November 16, 2007

Tacsi Kusocota Eheladii iyo Qaraabadii uu Ka Baxay Marxuum Mustafe Daa’uud C/laahi Oo Lagu Aasay Hargeysa

(انا للة وانا الية راجعون)  -  Inaa Lilaahi Wa inaa Ileehi Raajicuun.

Dhamaan dadka hoos ku qoran oo kala jooga wadanka Gudihiisa iyo Dibadiisu, waxay tacsi udirayaan Eheladii iyo Qarabadii uu kageeriyooday Alle ha u naxariistee Marxuum Mustafe Daauud C/laahi oo Lagu aasay Magaalada Hargeysa.

Waxayna leeyihiin ilaahay marxuumka Janadii Fardowsa haka kawaabiyo, eheladii iyo qaraabadiiba samir iyo iimaan hakasiiyo.  AAMII - AAMIIN - AAMIIN

Ahmed Ismail Abdi
Ahmed Cali Aden
Maxamed Calinuur
Maxamed Maxamud Cabdi
C/qani Maxamed Odowa
Warsame Maxamud Soleman
Maxamed Cisman Aden
Khadar Xuseen Cumar
Ahmed Muxumed Aden
Cabdi Cali Muxumed
Xasan Cali Muxumed
C/rashid Ismail Abdi
Mawlid Cali Muxumed

Ahmed Ismail

Email: xaaji810@yahoo.com