November 2, 2007
Tacsiyo kala Duwan oo ku Socota Reer Suldan Muxumed Nuur (Guray)
انا للة وانا الية راجعون : Inaa lilaahi Wa inaa Ilayhi Raajicuun
Dhamaan dadkan kala duwan ee hoos ku qorani waxay tacsi tiiraanyole u dirayaan qoyskii iyo eheladii uu ka baxay Marxuum Axmed Muxumed Nuur. Gaar ahaan Reer Suldan Muxumed Nuur (Guray).
Inaa lilaahi Wa inaa Ilayhi Raajicuun:
Dhamaan Bahda Shabakada Wararka Harowo.com oo kala ah Axmed Sheikh Faarax, Hashim Sh.Cumar Good, Faysal Maxamed Xasan, Maxamed Cumar iyo Asxaabta kale ee Harowo.com waxay tacsi u dirayaan Qoyska reer Suldaan Muxumed Nuur (Suldaan Guray) oo Wiilkoodii Axmed Suldaan Guray Nuur ku geeriyooday Borama, 31 Oct, laguna Aasay xabaalaha magaalada Boorama, Axmed guray wuxuu ahaa wiil ganacsade ah, oo degen Borama.
Tacsida waxa kale oo diraya
Jaamac Yuusf Axmed
Maxamed Cabdi Xaashi Xamari
Khadar Daahir
C/raxmaan maxamed Diktoorka
Jirde Axmed Rooble
Ismaaciil Xuseen Miigane
Xamse Sh,Cumar
C/rasaaq Muuse Axmed
Hashim Goth
Email: hashimgoth@hotmail.com
Inaa lilaahi Wa inaa Ilayhi Raajicuun:
ANAGA OO AH BULSHADA REER AWDAL EE KU DHAQAN DALKA PAKISTAN WAXAAN HALKAN TACSI UGA DIRAYNAA EHELADII IYO DHAMAAN DADKII UU KA GEERIYOODAY WALAALKAYO AXMED MUXUMED NUUR (AXMED GURAY) WAXAAN ILAAHAY UGA BARYEYNAA INUU ISAGANA NAXARIIS JANO UU SIIYO OO UU WALIBA JANTUL FURDOOS GEEYO,EHELADIISA IYO QARABIDIISABA UU SAMIR IYO IIMAAN KA SIIYO AAMIIN AAMIIN
ANAGOO KALA AH
1-ENG.ABDULRAZAK MOHAMED SUBANE
2-ADAN HASAN AHMED (MATAN)
3-ADULLAHI H.YUSUF QALINLE
4-MAHAMED FARAH GULED
5-ABDULKADIR MUSE MURUD
5-MAHAMED ALI WARSAME (CARAB)
6-MAHAMED MUSE OMER H.KHAYRE
7-ABDULRAHMAN FARAH WARSAME (XAXI)
8-SH.MOHAMED H.ABIB
9-MOHAMED ISMAIL
10-SH.ABDULRASHID HABANE
11-MUHYADIIN RIIRAASH
12-SAHAL HASAN ABDULLAHI
13-HASAN QALIB
14-ABDIFATAH SH.FARAH SUBANE
15-HASSAN ABDULAHI MUHUMED
16-MAHAMUUD IBRAAHIN ALI
17-MAHAMUD FARAH WARSAME(RUUSH)
18-ABDULRAZAK MUSE AYNAN
19-KHADER ABDI KARIM DUALE
20-ABDULRASHID ALABERI
21-AHMED MOHAMED MADER
Samawade Subane
Email: subane94@hotmail.com
Inaa lilaahi Wa inaa Ilayhi Raajicuun:
AABO H.HASSAN MATAAN AHMED. HOOYO HALIMO GALADO.HOOYO FADUMO A/LAHI
MAH’ED HASSAN MATAAN & XAASKIISA.ABDIRASHIID HASSAN MATAAAN & XAASKIISA.
LUUL.RAXIIMA.AHMEDWAli.ABDIQAADIR.QAASIM.AADAN.ABDILAAHI.IYO DHAMAAN QAYSKA
REER HASSAN MATAAN:
WAXAY TACSI U DIRAYAAN SULDAAN MUX’ED NUUR GEELE(GURAY NUUR).GEN.ABDI GURAY NUUR IYO DHAMAAN QAYSKA REER SULDAAN GURAY NUUR. IYAGOO UGA TACSIYADAYNAYA GEERIDII NAXDINTA LAHAYD EE KU TIMID MARXUUN AXMED GURAY NUUR OO 30/10/07 KU GEERIYOODAY MAGAALADA BOORAMA.WAXAANAY MARXUUNKA ILAAHAY UGA BARYAYAAN INUU KA WARAABIYO JANADII FARDOWSA,DHAMAAN QAYSKA REER SULDAAN
GERAY NEER NA SAMIR IYO IIMAAN KA SIIYO.
AAMIIN AAMIIN. AAMIIN
Qasim Ahmed
Email: qhmataan@hotmail.co.uk
Inaa lilaahi Wa inaa Ilayhi Raajicuun:
Tacsi:-Waxaan tacsi u direynaa Reer Suldan Muxumed Nuur (Guray) oo geeri naxdin lihi ku timi inankoodii Axmed Suldan Muxumed Nuur.
Anigoo kala ah
Hooyo Ardo cabsiiye CIgaaal
Siciid Barkhad Riyale
Abdi Barkhad Riyale
Maxamed Barkhad Riyale
Ahmed Barkhad Riyale
Siyaaad Barkhd Riyale
Bashiir Barkhad Riyale
Sahra barkhad Riyale
Deeqa Barkhad Riyale
Waxaan tacsi u direynaa Reer Suldan Muxumed Nuur (Guray) oo geeri naxdin lihi ku timi inankoodii Axmed Suldan Muxumed Nuur oo ku geeriyooday Boorama,Marxuumka Illahay Janadii ha ka waraabiyo iyagana samir iyo iiman ha ka siiyo.
Bashiir Barkhad
Email: bashiir84@gmail.com







