November 2, 2007
Hambalyo Aroos Wacan

Dhamaan dadkan hoos magacyadoodu ku qoran yihiini waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan boqorka iyo boqoradda, Cumar-siyaad Barkhad Qayaad iyo Maalika Mohamed Cali :
Musa Barkhad Qaytaad
iyo Xaaskiisa Deeqa Mohamoud Dhawe;
iyo Carruurtooda oo kala ah
Ahmed Musa Barkhad
Mohamoud Musa Barkhad
Mohamed Musa Barkhad
Abdiraxman Musa Barkhad
Saamiya Barkhad Qayaad iyo carruurteed
Hussein Barkhad Qayaad
Hassan Barkhad Qayaad
Khadar Barkhad Qayaad
Fahmi Barkhad Qayaad
Oo dhammaantood ku kala nool London, Canada iyo Jabouti. oo arooskoodu ka dhacay magaalada Borama Taariikhdu markay ahayd 25/10/07, waxay leeyihiin kuwii ubad khayr qaba alle kala siiyo ha idinka dhigo.Gacal iyo sokeeyaba guurkiina lagu farax.
Waa
Musa Barkhad Qayaad
Email: younis1937@hotmail.co.uk






