October 14, 2007

انا للة وانا الية راجعون

Anagoo kala ah dadka hoos ku qoran waxaan tacsi u diraynaa qoyskii iyo qaarabadii uu ka baxay marxuun Sh. faarax cabdilahi khayre oo ku geeriyooday magaalada boorame habeenkii ciida. 

Waxaanan Ilaahay ka baryeynaa in qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay marxuunku samir iyo iimaan ka siiyo, gaar ahaan xaaskii iyo caruurtii ka hadhay oo ku nool dalka Yemen.

1. Muhyadiin Cabdilahi Warsame iyo
   xaaaskiisa Samsam Nasra Nuur mohamoud
2. Nimco Cabdilahi Warsame
3. Cabdirisaaq Ahmed Warsame
4. Safia Ahmed Warsame
5. Ismaciil Mahamuud Warsame
6. Cabdirashiid Cabdi Cadar iyo
   xaaskiisa Istahil
7. Cabdi asis Adan Meecaad iyo
   xaaskiisa  Faisa
8. Mohamed Rashiid Madar iyo
   xaaskiisa Badriya

Muhyadiin Warsame

Email: warsame5@hotmail.com