October 12, 2007

انا للة وانا الية راجعون

Anagoo kala ah dhamaan dadka hoos ku qoran oo ku nool London, UK, waxan tacsi halkan ugu diraynaa dhamaan eheladiiuu ka baxay marxuun Abdi Hassan Oofleh oo ku geeriyooday magaalada Boorama, gaar ahaan waxan tacsidan murugada leh u diraynaa walaalkii Ahmed Hassan Oofleh oo ku nool magaalada London.

Dhamaantayo waxan leenahay Samir iyo iimaan ala ha ka siiyo intuu kabaxay, isagana ala ha u naxariisto, janadana alla haka waraabiyo. Amiin 

1. Mr Mohamed Nour Ighe (Rashiid) iyo Xaaskiisa
2. Dr. Abdirahman Omar Egeh (Arki-jiray) iyo Xaaskiisa
3. Mr Nuur Xaji Hussein Obsiye iyo Xaaskiisa
4. Mr Mohamed Omar Bille iyo Xaaskiisa
5. Mr Mohamed Farah Yaabarag iyo Xaaskiisa
6. Mr Ayanle Omar Egeh iyo Xaaskiisa
7. Mr Mohamed Younis Cateeye iyo Reerkiisa
8. Mr Siciid Abdi Gurey iyo Xaaskiisa
9. Mr Ahmed Nour Ighe Iyo xaaskiisa
10. Mr Ahmed Jama Ibaraahim (indhabiraale) iyo Xaasaskiisa
11. Mr Awale Qalinle Osman iyo Xaaskiisa
12. Mr Mohamed Jama Ibrahim iyo Xaaskiisa
13. Mr Abdi Omar Suldan
14. Mr Ibarhim Mohamed Amin iyo Xaaskiisa
15. Mr Ali Muse Obsiye iyo Xaaskiisa
16. Mr Abdi Mohamed Amin iyo Xaaskiisa

Source:  Mr Mohamed Ighe.

Email: mighe@hotmail.co.uk