October 2, 2007

Maxaabiistii ciidamada Puntland laga soo Qabtay Maanta oo Lagu soo Xidhay Burco, Loona sii Dhaadhacinaayo Xabsiga Madheera

Guddoomiyaha Gobolka Sool Cali Maxamed (Cali Sandule), ayaa sheegay in Maxaabiis laga qabtay Maamul Goboleedka Putland oo uu ku jiro, Abaanduulihii Ciidankooda oo lagu qabtay dagaalkii maanta loo soo gudbiyay Magaalada Burco.

Waa kuwan magacyada Maxaabiistu oo uu ka midyahay taliyihii ciidnaka Puntland ee aaga Abeesalay oo in mudo ahba horfadhiyay ciidamada qaranka ee Somaliland.

 

1 G/sare: Siciid Faarax Xirsi ( Siciid Doob) Taliyihii ciidanka Abeesalay ee Puntland.

2 Cali jaamac Xaashi

3 Axmed Maxamed Ciise

4 C/raxmaan  Cali X.Faarax

5 Farxaan  Barkhadle x.Axmed

6 Maxamed Abshir  Cabdi

7 Jaamac Maxamed Calas

8 Axmed  Muxumud Cali

9 C/xakiin Axmed Jaamac

10.Mukhtaar Maxamed Yuusuf

11. Maxamed Jaamac Cabdi

12. Cabdi Xirsi Faarax

13.Aadan maxamed Yuusuf

14. Axmed Maxamed Yuusuf

15. ma cada magaciisa

Iyo Laba SARKAAL oo dhaawaca ah  oo lagu dawaynayo cisbitaalka Burco oo aanay magacoodu cadayn, maxaabiistan kale ayaa ah qaar wada bad qaba, waxana loo sii gudbinayaa xabsiga madheera.

Source: Qarannews