September 3, 2007
Hambalyo: Meher Wacan

Anagoo ah dadka magacdoodu hoose ku qoran yihiin waxaan dhambaal hablayo ah hawada u marinaynaa Mudane Xuseen Jaamac Cabdilaahi (Xuseen Wadaad yare) iyo Marwo Yaasmiin Cismaan Aadan oo meherkoodu shalay oo Axada ka dhacay magaalada Minneapolis Minnesota.
Waxaannu leenahay qoyskaa cusub ee reer Minnesota ahaan nagu soo kordhay hambalyo. Waxaanan Allaha awooda leh uga baryaynaa khayr, badhaadhe iyo barwaaqo.
1. Ibraahin X. Muxumed Ayeh iyo xaaskiisa Faadumo Jaamac Ayeh
2. Ali Warsame iyo xaaskiisa Khadra Hassan
3. Hussien Ismail iyo xaaskiisa Maryan Muuse
5. Mohamed M. Abdilahi Shiine iyo xaaskiisa Saado Abdi Ahmed
6. Mahdi Muuse Isaaq iyo xaaskiisa Sacaada aw ali Masheeye
7. Abdiqaadir Abdi Hassan iyo xaaskiisa Khadiija Cismaan
8. Saciid Abdi Mohamud
9. Haamud Aw Ali Maasheeye
10. Aadan Amiin Awil iyo Xaaskiisa Safiya Faarah Abdilahi
11. Mustafe Nour Mohamud iyo xaaskiisa Sabaad Ali Faahiye
12. Hassan Yey iyo xaaskiisa
13. Mohamed H. Fariid iyo xaaskiisa Qaali Cadayste
14. Cibaado Geele Cadar
15. Abdiqaadir Ismail
16. Sheikh Abdiqadir H. Egeh iyo xaaskiisa Siraad Aw Abdi
17. Jaylaani Jaamac Aye
18. Mohamed Alabari iyo xaaskiisa Foosiya Aadan Faarah
19. Ismail Nouh iyo xaaskiisa
20. Abdisalaan Barkhad Boqore iyo xaaskiisa
21. Abdirahmaan Kaahin Kaahiye iyo xaaskiisa Salma Kaamil
HAMBALYO HAMBALYO HIBO IYO DUCABA NAGA HOOYA
Mohamed Abdilahi (Shine)
Email: cawale36@yahoo.com






