August 19, 2007
Hambalyo Meher Mudane, Maxamed Xuseen Maxamuud iyo Marwo Faadumo X. Xamud Jibril
Mudane Maxamed Xuseen Maxamuud iyo Marwo Faadumo X. Xamud Jibril Oo Degan Dalka Maraykanka Meherkooduna ka dhacay Magaalada Boorama taariikhdu markay ahayd 18/08/07 waxaan ilaahay uga rajaynayaa kuwii isku waara ubad khayr qabana kala hela, Wiil iyo Caano, Gabadh iyo Caano.
1. Aabo X. Xaamud Jibriil iyo Hooyo Ruqiya Aqli Nour
2. Cali Xamud Jibril iyo Xaaskiisa
3. Abubakar Xamud Jibril iyo Xaaskiisa
4. Xasan Xaamud Jibriil iyo Xaaskiisa
5. Cabdirasak Xamud Jibril iyo Xaaskiisa
6. Faysal Xamud Jibril, Idiris Xamud Jibril
7. Cabdisalan Xamud Jibril
8. Cabdiqadir Xamud Jibril
9. Jibril Xamud Jibril
10. Hibo Xamud Jibril, Xil
11. Abubakar Good iyo Xaaskiisa Sahra Xamud Jibril
12. Roda Xamud Jibril iyo Odaygeeda
13. Saamiya Xaamud Jibriil iyo Caruurteeda.
1. Abtiyo Abiib Diiriye Nour,Sasam Xuseen Caqli
2. Fadxiya Xuseen Caqli
3. Yurub Xuseen Caqli
4. Faadumo Yaasiin Caqli
5. Xaawa Yaasiin Caqli
6. Caasha yaasiin Caqli.
1. Aabo Dayuur Xuseen Iyo Hooyo Faadumo Beegsi
2. Maxamed Dayuur iyo Xaaskiisa iyo dhamaan Qoyska Reer Dayuur
3. Maxamed Xuseen Egeh iyo Xaaskiisa
4. Dr. Maxamud Xuseen iyo Xaaskiisa
5. Prof. Axmed Xaashi Abiib iyo Xaaskiisa
6. Dhamaan shaqaalaha shirkada Africa On-Line Telecom Borama iyo Shaqaalaha Aloog Electric Company, waxay dhamaantood hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Boqorka iyo Boqorada.
Lughaya News On-Line
Email: lughayaweb@gmail.com








