April 29, 2007
Ogeysiis: Ma la socotaan Horemarinta waxbarashada ee allaydaday
Anaga oo ah urur samafal oo ka shaqeeya Horemarinta waxbarashada Degmada Allaybaday ee Galbeedka Hargeisa, Waxaan jecel nahay in Degmooyinka kale dad u dhashay ay nagu daydaan, si wadankeenu horemar dhinaca waxbarashada u helo.
Cinwaankan kala soco: http://www.allaybaday.com
Waxaan xubnaha ururku yihiin 812 qof oo maalin kasta akhriya website-kiina, markaa waxaanu jecel nahay in aad Linke noogu darto. si laguu daydo.
Salaan ka timid
UHWA
Ururka Horemarinta Waxbarashada ASAASIGA/ALLAYBADAY.
Ahmed Abdi BAKAAL Gudoomiye GUUD (Somaliland)
Abdi H. Muhumed, Gud. Laanta Norway ( acconka: 26850750253 DNB Nor)
Abdi Dahir Gole, Gud. Laanta London (Acconka: Dahabshiil-London)
Mowlid Aw Abdi, Gud. Laanta Birgimham (acconka: Kash ayay ku ururiyaan)
Khadar Badde, Gud. Laanta USA ( acconka: Xawaalada, Mustaqbal)
Acconka: Denmark:4420-4420036078 DDB, Sweden: 8420-903747460-9 Swedbank, Finland:150435-80133 France: 1462210C, Kash: Canada, Yemen, UAE, Saudi-Arabia, Bristol iyo Cardif.
Acconka GUUD: D0518 (Dahabshil, Hargeisa). www.allaybaday.








