March 17, 2007

Halkan ka Fiirso Mashaariicda Laga Hirgaliyey Magaalada Xariirad ee Deg. Saylac

Xariirad, (Harowo.com) March 16-07- Waxa Magaalada Xariirad oo ka mid ah degmada Saylac ay ka hirgalisay Hay’ada DRC dhawr mashruuc oo iskugu jira dhinaca biyaha, waxbarashada, nadaafadda iyo kobcinta dhaqaalaha ee dadka ku nool Xariirad iyo agagaarkeeda. Waxaad halkan ka arki kartaan qaar ka mid ah mashaariicda laga fuliyey magaalada Xariirad.

 

                                                             Ceelka Biyaha ee loo sameeyey Xariirad

                                                             Beeraha Khudradda ah ee Laga Beeray Xariirad (Geed Canbo Laf ah ka mid ah Waxyaabaha laga Beeray)

                                                            Kioski Laga Dhaansado Biyaha oo laga Sameeyey Xariirad

                                                        Musqulo Xaga Nadaafadda ah oo Laga Sameeyey Magaalada

                                                              Gaadhi Ximaar (Dameer) Loogu Talo Galay in Dadka Lagu Qaado

Wariye: Hashim Goth
Boorama, Harowo.com, Somaliland
Email:
hashimgoth@hotmail.com

Login