January 16, 2007

Hambalyo iyo Bogaadin

Anaga oo ah dadka iyo Jaalidaha hoos ku qoran waxaan Tahniyad iyo Bogaadin u diraynaa Cabdiwahaab Cilmi Boqore iyo xaaskiisa Raxma Jaamac xasan oo will loo bixiyey "Haaruun" ugu dhashay magaalada Baltimore ee gobolka Maryland USA. bishan Jan. 16-2007. Waxaan Cabdiwahaab iyo Raxama u rjaynaynaa in uu Haaruun noqtay will khayre qaba oo lagau nasto.

  1. Dhamaan Reer Cilmi Boqore meel kasta oo ay joogaanba, gaar ahaanna Maxamed Cimi Boqore.
  2. Dhamaan Reer Jaamac Xasan meel kasta oo ay Joogaanba
  3. Jaaliyada Reer Awdal ee Washington DC, Baltimore MD, Virginia, gaar ahaannna Axmed Sheekh, Saciid Primo iyo Abokor Cali
  4. Rooda X. Axmed Mizan
  5. Rashiid Cumar Madoobe.
  6. Iyo Akhyaarta kale ee aan la soo koobi karin.