January 4, 2007
Baaq lagu taageerayo xildhibaanada Xebaha ee G/Awdal
January 4, 2007
Baaq lagu taageerayo xildhibaanada iyo odaydhaqameedyada Lughaya qaraarka ay ugu doodayaan sidii loo ilaalin lahaa khayraadka xeebaha gobolka Awdal. dadka gobolka deganina ay uga faa’iidaysan lahaayeen. Anagoo ku hadlayna magaca bahwaynta Gobalka Awdal iyo Degmada Gabiley ee Somaliland waxaan si buuxda u taageeraynaa qaraarka ay soo saareen xildhibaanada laga soo doortay Saylac iyo Lughaya.
waxaanan halkan ka cadaynaynaa in aan Hiil iyo Hooba aan la garab taaganahay sida hagar la’aanta ah ee ay ugu doodayaan degaan xeebahaoo ay rabaan inay fuliyaan sidii ay u wanaajin lahayeen noloshooda iyo danta guud ee umada ku dhaqan degaanka xeebaha gobolka Awdal. Dadka hoos ku xusan oo iskugu jira Aqoonyahano, hogaamiyayaal hore, iyo dad kaleba ayaa saxeexay baaqan oo ah qurba jooga ku nool Waqooyiga Maraykanka (North America)
- Ali Bahar
- Suleiman Egeh
- Col. Omar Abdilahi Hande (Shinbir)
- Hassan Ibrahim haaji Khayre
- Abdillahi Hashi
- Dr. Omar Nur Mohamed
- Husein Egeh Amin
- Mahamed Geedi Qayaad
- Ibrahim Hussein
- Kayd Askar Diriye
- Mursal Ali Askar
- Mohamed Dugsiye
- Abdiwahab Elmi Boqore
- Suleiman Barre
- Khadra Dahir Gadiid
- Rashid Omar Diriye
- Dayib Cumar
- Abiib Hamud Jibril
- Hassan Hamud Jibril
- Yasmin Muse Cumar
- Nuuh Omar Sulthan
- Mahamed Cabdi Omar
- Cabdisalan Egeh Amin
- Haamud Khayre
- Bashir Hamud
- Cusman Farah Qaabil
- Mahamed Farah Aden (Gandhi)
- Hussein Guled
- Abdirahman Omar timojilic
- Shill Mahir
- Yasin Judhiyaan
- Hussein Ahmed Yusuf
- Hassan Ali Ibrahim
- Mohamed Ali Ibrahim
- Elmi Ahmed
- Suleiman Geedi
- Dahir Muse Sheikh Cabdilahi (Codwayne)
- Abdi Ali Adeeryo
- Muse Ali Askar
- Dahir Hashi
- Samatar Ali Abdillahi
- Sahal Ali
- Mukhtar Egeh Amin
- Mahamed H. Ibrahim (shoodhe)
- Abdulkadir Hussein Egeh
- Hassan Husein Egeh
- Mahamed Mohamoud Warsame
- Mahamed Elmi Boqore
- zakariye Hussein
- Abdirashid Barkhad Abdillahi (macaane)
- Mustafe Barkhad Abdillahi
- Mahamed Elmi Farah (Shanmaal)
- Hassan Mumin Dhinbiil
- Mustafe Muse Bashir
- Yusuf Ahmed Aynaan
- Siciid Dahir
- Abdi nur Wacays (Dubeeco)
- Mohamed Hassan jamac
- Mahamed Abd
- Abdiqani Suldan Yusuf Cateeye
- Abdirahim H. Ibrahim
- Abdirisaq Yusuf Wayrax
- Faysal Hamud
- Abdi Harun
- Ahmed Geedi Qayaad
- Omar Qawdhan
- Osman Idriss
- Abdiqadir Ali Warsame Birikoo
- Ilyaas Barkhad Abdillahi
- Abaadir Barkhad Abdillahi
- Nuh reer maxamed
- Abdillahi Obsiye
- Qamar Ibrahim
- Shamis Ibrahim
- Awo Obsiye
- Sa’ada Mohamed Ibrahim
- Abdi Farah Budhe
- Eng. Ahmed Mahamed Rabile
- Ali Abdillahi Abib
- Hussein Guled
- Bashir Muse Bashir
- Hassan Mohamed Hassan
- Mohamed Ali Garoodhshe
- Mustafe Mohamed Hassan
- Yasin ali Garoodshe
- Amran Osman
- Shamsan Ismail Nuur
- Abdifatax Mubarak Osman
- Abdillahi Muse Hufane
- Weli Muse Hufane
- Ali barkhad (Ali Diig)
- Abdoo Ibrahim Aw-dahir
- Abdirahman Hussein Samale
- Rahma Abubakar Sh. Abdillahi (Codwayne)
- Nimco Ahmed
- Abdirizaq Mohamed Madar
- Qaasim Dahir Elmi
- Hassan Yusuf Wadad
- Muse Ali Wacays
Iyo Inta hadhay oo Magacyadooda halkan lagu soo koobi karayn ayaa si buuxda u taageersan baaqa ay xildhibaanada iyo oday-dhaqameedyada xeebaha gobolka Awdal ay kasoo saareen dhibka ka haysta xaalufinta Badaha Gobolka Awdal oo aysan wax faa’iido ah ku qabin dadka degaankaasi oo aan dhibaato ahayn.
Allahu Maa Balaqtum
Mukhataar Eigeh
Email: bukhari62@hotmail.com








