November 1, 2006
Taageero Bayaankii Culimada Reer Awdal
Waxaan taageersanahay bayaankii ay soo saareen culimada imaamyada masaajidada, aqoonyahanada, macalimiinta waxaanan leenahay hambalyo
Anagaa oo ah 42 qof ahna dadka dagan Dobalka Awdal oo ay ka mid yihiin dadka hoos ku qoran
1.gasle awaadan jaamac
2.xasan xaashi xasan
3.cabdi rashiid xirsi cali
4.abiib awaadan jaamac
5.saciid kaahin camir
6.warfaaa xasan cumar
7.nuur daahir jaamac cali
8.ducaale yusuf geedi
9.xasan kaamil cadar
Allah weyn, ninkii aaminaa awoodleh
Maxamed Aw Aaden Jaamac (Gasle)
Email: gasle7@hotmail.com
Borama Awdal, Somaliland








