October 15, 2006
Seerihii Boorama Halkee Ayuu ku dambeeyey— Daawo sawirka !!
Seerahii Boorama oo sanadkan Roob si fiican ugu da’ay.
Hashim Goth, Harowo = Borama 14 Oct—Magaalada Boorama wakhtiyada qaar waxaa lagu xasuustaa dhulkii Seeraha ahaa ee ay ka bixi jireen Geedaha, Cawska iyo Kaynta badan, dhulkaas oo ahaa dhul seero ah oo uu xidhay Ingiriisku, isla markaana aysan jirin cid lahayd waxa la boobay wakhtigii ay bilaabmeen dagaalada sokeeye 1988 kii wixii ka dambeeyay, dhulkaas seeraha ah waxa laga samaystay Beero, guryo iyo Jagooyin, hada waxa ka sii jira inyar oo Kayn ah, oo markii u dambaysay uu seereeyay Mayar Ibraahim Magan.
Qoraalo badan iyo Amaro la doonayay in dadka beeraystay lagaga raro way suura gali waayeen, hadana waxay dhulkii u muqdaan meel xaaluf ah, quruxdii iyo bilicdii ay lahaayeen Seeraha Booramana waxay ku dambeeyeen muuqaalak Sawirkaas oo ah wakhti beerihiina baxeen.shim n dagaalada sokaana aysan jirin ciuuqaalak Sawirkaas oo ah wakhti beerihiina baxeen.

