October 12, 2006
Hanbalyo: Dhalashada will Cusub
Anaga oo daka hoos ku qoran Waxaan habalyo iyo bagaadin u diraynaa Amran Jaamac Caqli iyo Xuseen Cali Ibraahim oo will ugu dhashay bisha 10-10-2006 Magaalada London, UK. Wiilka cusub oo loo bixiyey Warsame, waxaan u rajaynaynaa in uu noqdo kii waalidkiisa, dadkiisa iyo dadkiisaba anfaca.
- Ali Ciid Faarax dhoore. London
- Ahmed cabdi kahlif, London
- Hodan Jaamac Caqli. London
- Hibo Jaamac Caqli Dubai
- Muhyadiin C/lahi Warsame Dallas Tx, USA
- Khadra Dhinbiil Sayre London
- Nimco Dhinbiil Sayre London
- Saynab Osman Muumin Belgium
- Siman Cli Sheekh Djibouti
- Sagal Cali Sheikh Djibouti
- Bilan Cali Sheekh Belgium
- Faadumo Cali sheekh Belgium
- Ismahan Al-xamdaani Dibouti
- Niciima iyo Hibo Norway
- hibo aadan warsame Boorama







