August 23, 2006

Awdal\Charty Oo Khilaaf Xoogle dib Uga Bilaabmay

Hashim Goth, (Harowo.com) = Boorama–23 Aug. Khilaaf xoogle ayaa dib uga abuurmay Ururka AWDALCHARITY, kadib markii todobaad ka hor ay Warbaahinta u sheegeen in khilaafkoodii la dhameeyay, ayna dhameeyeen Duubabka iyo waxgaradka reer Awdal.                                               

Balse arinkii sidii wuu kuma dhamaan , waxayna noqotay in khilaafkii dib u abuurmay, ka dib markii la arkay qolyo ka hadlayTV Borama oo diidan in la heshiiyay, xaalkuna wuxu noqday in uu yimaad iskudhac horleh, isla markaana ay gaadhay in la iskala doodo TV Borama, dadweynaha loobandhigo waxyaabo qoloba qolo kueedaynayso.