July 6, 2006

HANBALYO: Arooska C/risaaq Cumar Bile iyo Aroosada Barni Hodan C/raxmaan Cumar Cigaal, Ottawa Canada

Anagoo ah dhamaan qoyska reer Bile Dharaar

 Muse Bile iyo caruurtiisa iyo xaaskiisa

 Dhamaan Reer Ibrahim Bile iyo hooyadood

 dhamaan Reer Cumar Bile,

 Maxa-ed Bile iyo caruurtiisa iyo xaaskiisa,

 Reer Xuseen Bile

Maryan    Bile  iyo  caruurteeda.
Caasha   Bile  iyo caruurteeda.
Cibaado  Bile  iyo caruurteeda.
Banbaro  Bile  iyo Caruurteeda,
Aamino  Bille  iyo caruurteeda,
Xaawo   Bile  iyo caruurteeda
Madiino Bile  iyo caruurteeda.

dadkaasi oo ku kala nool

Canada. USA, Holland, Austarelia, Riyad, London, Jabuti iyo Boorame

Waxay hanbalyo  iyo duco u dirayaan

Carooska C/risaaq Cumar Bile    iyo
Caroosada Barni Hodan C/raxmaan Cumar Cigaal

OO ka dhacay dalka Canada caasimada Ottawa
Illaah ha ka yeelo kuwii isku waara ubad khayr qabana kala hela

Aamiin Aamin Aamin