May 12, 2006
togdheer oo si culus looga Taageeray Muddo kordhinta Golaha Guurtida Sland.
In ka badan 48 Xubnood oo ka mida Cuqaasha G/togdheer ayaa maanta ka soo saaray magaalada Burco Bayaan culus oo ay ku taageerayaan mudo kordhinta Golaha Guurtida Sland taasi oo ay ku tilmaameen badbaado qaran.
Bayaankan oo ka danbeeyey Kulamo ay cuqaashu maalamahan ku lahayeen guriga cuqaaasha Burco oo uu weriyahayaga Burco Yuusuf Ilkaacse soo gaadhsiiyey Gudoomiyaha Gobolka togdheer Cabdi Xuseen dheere waxay ku sheegeen cuqaashu in talaabadni ay ahayd wadada kaliya ee furayd marka loo eego xiligan lagu jiray.
Bayaankani waxa uu u dhinaa sidan:
Hadaanu nahay cuqaasha g/togdheer waxaanu si buuxda u taageeraynaa go,aanka loogu kordhiyey Golaha Guurtida mudada 4 sano ah ee madaxweynuhu soo jeediyeye maxkamada sarena ansixisay, taasi oo aanu u aragno hadii aanu nahay cuqaasha wadada kaliya ee ay Sland ku badbaadayso maanta
Waxaana ku saxeexnaa bayaankan:
- Caaqil cabdi ibraahim cigaal
- yaasiin axmed yool
- axmed maxamed gaade
- Chief caaqil c/llaahi cali
- nuux x cabdillahi
- cumar ibraahim maxamuud
- Baashe cabdillahi warsame
- xirsi diiriye maxamuud qulaan
- Bile caamir ducaale
- Xuseen Cabdi Ciise
- Maxamuud Ayaanle Buraale
- Maxamuud Saleebaan Cigaal
- Saleebaan Ismaaciil Jaamac
- Jaamac Diiriye Guuleed
- Faarax Cabdi Axmed
- Beeldaajiye Axmed Saleebaan Rooble
- Cumar Axmed Jaamac
- Maxamed Kaarshe Siciid
- Guuleed Xuseen Maxamed
- Cawil Faarax Cabdi
- Axmed Maxamed Cali-raan
- Maxamuud Yaasiin Cawil
- Cali Yuusuf Xasan
- Maxamed Maxamuud Warsame
- Cabdi Ibraahin Cigaal
- Cali Maxamed Col-ujoog
- Xayd Ismaaciil Jaamac
- Cali Ismaaciil Jaamac
- Xasan Axmed Cabdile
- Faarax Xaaji Jaamac
- Cismaan Jaamac Gaas
- Nuux Biindhe
- Cawil Ducaale Maxamed
- Huruuse Maxamed Gaaxmaal
- Cali Cadaani Cali
- Maxamed Cige Caraale
- Cali X.Yuusuf Xirsi
- Aadan Carab Jaamac
- Salaad Qodax Jaamac
- Axmed Diiriye Barre
- Muuse Cabdi Fadal
- Yaasiin Axmed Yool
- Cumar Xasan Jaajaale
- Maxamed Cumar Buuni
- C/risaaq C/laahi Axmed
- Faarax Cali Colaad
- Bashiir Jaamac C/laahi
- Cali Siciid Maxamuud
Reported By
Yuusuf Ilkacase,Burco
Copyright © QaranNews.com







