January 31, 2006
Prof. Geedi shir jaraa’id uu ku qabtay Magaalada Jowhar
Ra’iisul wasaaraha XFKMG ee Somalia Prof. Cali Maxamed Geedi ayaa shir jaraa’id uu ku qabtay guriga uu ka degan yahay magaalada Jowhar waxa uu ku muujiyey sida uu ugu soo horjeedo go’aanka gudoomiyeha Baarlamaanka Shariif Xasan Shiikh Aadan oo maalintii shalay uu kaga dhawaaqay magaalada Nayroobi. Prof. Geedi Muxuu ka yiri shirka Baydhabo






