January 27, 2012

SSC Is The Last Hope to Bridge Somalia Back Together

Like many nations in Africa, Somalia has endured the legacy of the foreign expedition of greed throughout the continent. After the Berlin Conference 1884, Western European powers sought to divide Somaliland — one of the most homogeneous regions of Africa — into British

More

The Re-incarnation of SNM and Militia Mentality in Somaliland - By Nur H. Bahal

Nabad Iyo Caano – An SNM Slogan During The Campaign

Since the inauguration of Kulmiye Party as the ruling party of Somaliland and Silanyo’s achievement of his long sought dream to manoeuvre himself into the Presidential Palace in Hargeisa, the reverberating undercurrents of rancour and grievances have progressively expanded to curb the peace and stability enjoyed by Somaliland. At the centre of the many premonitions about Kulmiye Party’s long dreaded policies is the reincarnation of unadulterated tribalism.

More

Hoos Ka Dhegeyso Maanso la Magac Baxday “Garnaqsigii Boqortooyaqdii Adal Empire”, oo uu Curiyay Abwaan Maxamed Sheekh Xuseen (Tabaarag), oo Degan Dalka Sweden.

“Ma Jinsiyadii Adalee Jaldiyada Ku Tiilbaa, Loo Daajiyaa Been?”

Su’aashaas iyo qaar kaloo badan oo ku jira Maansadan ay Adal Empire ku Garnaqsanayso, ayaa waxay si toos ah u Abaaraysaa Khudbad uu Sheekhul Baladka Boorama, Sh. Cabdilaahi Sh. Cali Jawhar Dhawaan Ka Jeediyay Boorama, Isaga oo sheekhu Beeniyay Sooyaalka Taariikhda Soo Jiraynka ah ee Boqortooyada Adal Empire ee Beelaha Gadabuursi Ab Iyo Isirba U Lahaayeen, Taasoo qofkasta oo Aqoon u Leh Taariikhda Geeska Africa Ka Markhaati Kacayo. Hadaba, Bal Dhegeysio oo Dhuux Gabaygii Waakane:

Get Flash to see this player.

Hoos Ka Dhegeyso Khudbad Kooban oo uu Madaxweynaha Khaatumo State Axmed Cilmi Cusmaan (Axmed Kraash) Ka Jeediyay Magaalada Buuhoodle oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay + Ducadii Garaad Saleebaan Buraale.

Get Flash to see this player.

Reer Kulmiye Ma Mucaaradnimada Ayay Ku Wanaagsanaayeen?

Boorama (Harowo) - Sida la ogyahay sideed ama sagaal sanokudhawaad kaddib waxa dalka ka dhacay isbeddel ku yimi tartan iyo loollan adag oo muddo dheer u dhexeeyey saddex xisbi oo loo yaqaannay inay ahaayeen ama yihiin xisbviyada Qaranka, kuwaasoo kala ahaa UDUB ,UCID iyo Kulmiye.

More

Wararka ka Imanaya JIIDDA HORE Dagaalka ee Qori-Lugud

Sida laga dheehan karo shabakadaha wararka ee Horufadhi, AllSSC, SSCNEWS, MidnimadaSSC, Widhwidh online iyo qaar kaloo badan, wararka naga soo gaadhaya jiida hore ee sooljoogto oo

More

January 25, 2012

The Khaatumo Concept

I am one of the many Somali Unionists who loathe seeing our country disintegrate into a plethora of mini-states that can potentially lead to perpetual divisions and conflicts. Professor Ahmed Samatar, a Somali Unionist recently voiced his opposition to the creation of new States such as Awdal State and the Khaatumo State of Somalia. While I can understand his stand and sympathize with it wholeheartedly,

More

The UK’s Black Hawk Down?

After more than two decades of civil war, destruction and a roll call of failed leaders (term used as loosely as possible),the British government has decided to host a conference to discuss the way forward for Somalia in February this year.

More

Labo Nin oo Aqoonyahan ah, Kana Mid ah Qurbajooga Awdal, oo Lagu Dili Gaadhay Kantrool Ku Yaal Bariga Magaalada Gebilay

Boorama (Harowo) - Laba xubnood oo ka mid ah siyaasiyiinta iyo aqoonyahanada qurbajoogga Reer Awdal, ayaa dhawaanta dirqi ka badbaaday dil loogu geysan lahaa bar kaantarool oo dawladdu Somaliland ku leedahay bariga magaalada Gebilay. Labada Nin, ayaa ciidankii kantaroolka Joogay katiinad ku xidheen, in mudo ahna geed hoostii lagu ilaalinayay iyaga oo la rabay markuu habeenku galo in la khaarijiyo sidii kuwii hore.

More

Faallo: Maxaa Lagu Sifayn Karaa Xukuumada Siilaanyo Iyo Xisgigeeda Kulmiye ee Cadaawad Siyaasadeed Darteed Shaqo Ugu Diiday Haweenay Reer Awdal?

Boorama (Harowo) - Wax badan ayaa wakhtigii ololaha siyaasadeed la odhan jiray kolleyba Kulmiye wuu ka darraan doonaa xukuumadda UDUB, wax badan ayaa la alahaa Kulmiye, ayaa “caddaalad keeni, maayee wax kale ayuu keeni doonaa hadii uu ku guuleysto doorashooyinkii

More

Hadalkii Dr. Cali Khaliif ee Ku Saabsanaa Wada Hadalada Maamulka Beelaha Dhexe ee Somaliland Iyo Khaatumo State

Mudaharaad Ka Dhan ah Somaliland, Laguna Taageerayo Somaliweyn oo Ka Dhacay Magaalada Badhan ee G/Sanaag.

Ciidan Somaliland Kasoo Goostay, oo Khatumo State Kusoo Biiray.

Daawo Doqmaha Maxaad Casaha: Mid Biijole, oo Dibnihii Cadaadeen Ood Moodo Inay Naftuba Ka Sii Baxayso Iyo Mid Goonale Oon Dhinac Dhan Waxba Ka Arkayn, Ayaa Raba Inay Dad Kale Wax Ka Sheegaan! Bal Maxay Aduun Iyo Wax La kala Macaashayo Ka Ogyihiin…..?

Dhegeyso Maamul Goboleedkii Khaatumo State oo Taabo Galay Iyo Madaxdii Loo Doortay oo Xilkii la Wareegay.

Get Flash to see this player.

Faallo: Masuuliinta Iyo Shaqaalaha Xukuumada Siilaanyo Kaga Jira Beelaha JIbriil Yoonis, oo Noqday Kuwo Loo Adeegsado, Basaasnimo Iyo Cadaadiska Beelaha ay Ka Soo jeedaan.

Boorama (Harowo) - Waxan dhawr jeer kasoo hadallay dhibaatooyinka, cadaadiska iyo aargoosiga beelaha taageeri jiray xisbiga Kulmiye, haatanna haysta xukunka dalku ku hayaan dadkii ama shacbigii taageeri jiray xisbiga UDUB ee xukunka dalka lagaga wareegay.

More

Dhegeyso Faysal Cali Waraabe oo Waraysi uu Siiyay Shabakada Togaherer Ku Saaciyay In Shirka London Yahay Burburkii Somalilnd, Laguna Aqoonsan Doono Awdal State, Khaatumo State iyo Kuwa Kale.

Get Flash to see this player.

Poem: Save Awdalstate - Part I

In my life from Awdal
Some more time
Problems may arise

More

Poem: Be Its Reason to Stand Alone

Awdal State

Believe it, please believe so
Believe Awdalstate in deep,
Believe it for it’s a true belief

More

Shimbir Cawradeed Ka Qariso Iyo Qudhaanjo Iska Dhawr, Qeybtii 2aad.

suldaan-small1 Abwaan Xasan Sheekh Muumin AUN waxa uu ahaa shakhsi aragti fog oo marka aad la kulanto kaaga sheekeynaya taariikho waa weyn oo dadyowga dunidan ku nool iyo ummadda soomaaliyeedba soo marey, waxaana hubaal

More

Login